| IFTIINKA-AQOONTA |
 |
IFTIINKA AQOONTA
Omhassan bokförlag iyo Somaliska kultur och författar organisation (ururka qorayaashu) Waxa ay kuu soo ban dhigayaan buugaag iyo qalab kala duwan oo iskugu jira buugaagta waxbarashada, dhaqanka, suugaanta, diinta, iyo culuumaha kala duwan oo nooc walba leh sida:taariikhda, jugraafiga, sayniska iyo kuwo kale oo kala duwan. Intaa waxa kuu dheer CD yo noocyo kala duwan iskugu jira oo ay ka mid yihiin heesaha waxbarashada, Cdyada kompiuterka oo waxbarasho ah iyo kuwo filimmo ah.
Haddaba waxa aad kala xidhiidhi kartaa oo aad qalabkan oo dhan ka heli kartaa cinwaannada hoos ku qoran.
www.iftiinka-aqoonta.com. |
Liiska buugaagta oo dhan halkan ka arag(Guji)
English:
The light of knowledge would like to present to you books and other materials which are audiovisual, which have significant valve and which contribute (assists) in learning the Somali language for a student who live abroad and for those who live in their country. Both the director of this page of the knowledge is Mr. Yussuf Hassan.
I am a writer who writes in Somali language books intended for Somali children, I also write children's story books, and for young people and for adults, my profession being a teacher i have seen the needs of the students for books, I wrote many educational books and also other books. I own an agency that prints books, who at the same time buys breaks written in Somali language and also in general.
Books in the languages spoken in east Africa, such as Amharic, Oromo, Afar and Swahili there fore, we have now 100 books with titles. Most of them are written in Somali, and they combine of stories science language history. Culture and many other issues or materials, so have a look on these books and if you are interested we can send them to you.
We can send them to you for every purchase that is over 20 books. We shall give you a discount of 20 %. We are looking forward for a good working relationship Omhassan books for long (Om Hassan publisher) Yussuf Hassan. |
|
|
| WARARKA SAFXADA EE UGUDANBEEYAY.
|
AKHRI WARARKA SAFXADA |
| Halkan waxaad kahelaysaa warar kusaabsan waxbarashada, adigoo kadhiibankara rayigaaga. |
|
| QALABKA |
|
| Dhibkii dheef baa ka |
 |
| Dhibkii dheef baa ka danbaysay waa buug cusub oo sheekooyin ah |
 |
|
| Gurxan iyo Gabarey |
 |
| Gurxan iyo Gabareeymaanyo
Waa buug cusub |
 |
|
| Socdaalkii dheeraa |
 |
| Waa buug ku saabsan wiil dhallinyaro ah, oo deggenaa magaalada Berbera. |
 |
|
| CD Film KHiyaanoole |
 |
| Waa filim DVD ah oo ka hadlaya khiyaanada in lagu khasaaro. |
 |
|
| CDga Hooyo Macaan |
 |
| CDgan hooyo macaan waxa loogu talo galay ardayda dugsiyada. |
 |
|
| CD Haasaha Carruurta |
 |
| CDgan Balanbaalis waxa loogu talo galy carruurta Soomaaliyeed ee yaryar. |
 |
|
| Geel waa magool xool |
 |
| Buuggan Geel waa magool xoolaad, wuxu ka hadlayaa suugaanta geela laga curiyey oo la hubu in geelu yahay kan suugaanta ugu faraha badan |
 |
|
| Tubta w barbaarinta |
 |
| Buuggan Tubta Waxbarashada iyo barbaarinta ilmaha, waxa loogu tala galay in ilmuhu ku bartaan afkooda hooyo, |
 |
|
| Taxanaha Taariikhda |
 |
| Buugga Taxanihi Taatiikhda Soo. jiska kowaad wuxu ka hadlayaa Taariikhdi Soomaaliyeed ee soo jireenka ahayd laga soo bilaabo inti qoraal iyo afba lagu xuso 8000 sano ilaa 1960. |
 |
|
| Ila qosol |
 |
| Buuggan Ila qosol waa buug ay ku dhan yihii arrimo badan oo ku farxad gelinaya, dhan walba. Xusuus ama qosol iyo farxad. |
 |
|
| Goobjooge |
 |
|
Buuggan waxaa lagaga sheekaynayaa, dhacdo xus mudan oo soo martay qaybo ka mid ah bulshada soomaaliyeed |
 |
|
| Diiwaankii Timacadde |
 |
| Waa maansadii abwaan Cabdillaahi Suldaan Maxamed "Timacadde" oo uu soo ururiyey, |
 |
|
| Guri waa haween |
 |
| Qoraaga ayaa yidhi Guri Waa Haween wax buu ku biirin karayaa oo kuma qadi doono, |
 |
|
| Buugga qorista |
 |
| Buuga qorista iyo akhriska ee afka hooyo oo daabacaaddii shanaad ah
taas oo aad wax looga beddeley. |
 |
|
| Suunbaartii Sixirka |
 |
| Suunbaartii sixirku waa buug sheeko ah oo laga soo turjumay qiso aad u qiimo badan oo Swedish ah |
 |
|
| SwedisSomali lexikon |
 |
| Qaamuus Svenska somaliska lexikon Qaamuuskan oo aad ugu muhiim ah ardeyda iyo barayaashaba |
 |
|
| Caruurta Bar Salaada |
 |
| AAN BARANO SALAADA WAA DVD CARUURTU KABARANAYSO SALAADA IYO WEYSADA. |
 |
|
| HILIN HAYAAN |
 |
| Diiwaanka Hilin Hayaan Abwaan Cabdi Muxumad Amiin |
 |
|
| Dilaagii da´da yaraa |
 |
| Buuggan dilaagii da´da yaraa oo ah buuga ka sheekaynaya ama ka warramaya dagaalkii is dabar jarka ahaa ee ummadda Soomaaliyeed. |
 |
|
| SAAB XIDH |
 |
| Saab xidh waa buug suugaan ah. U fajaaso beeraha fad baa soo fanqoosadaye |
 |
|
| Motsatser / Lidka er |
 |
| Motsatser / Ereyo isku lid ah, waa buug aad ugu muhiim ah carruurta yar yar ee xannaanooyinka iyo dugsiyada hoose. |
 |
|
| KHiyaanoole wuu khas |
 |
| Khiyaanoole wuu khasaara
BOOK OF CHEERING ENDS IN FAILURE. |
 |
|
| Higgaadda iyo Heesah |
 |
| Buuggan Higgaadda iyo heesaha(book was prepared for the beginners students specially grade). |
 |
|
| Taariikhdu waa maguu |
 |
| Taariikhdu waa maguuran waa buug ka hadlaya taar-iikhda geeska afrika gaar ahaan tanSoomaaliya. |
 |
|
| Tabaalada Tubaakada |
 |
| Tabaalada tubaakada
(The wickedness of tobacco) |
 |
|
| Horor iyo Kalgacal |
 |
| Horor iyo kalgacak.This is a historical love book which has sweet very stories, it properly narrates the love and Somali culture. |
 |
|
| CD PC oo muhiim ah |
 |
| CD PC aad u muhiim ah oo ay ku dhan yihiin toban qaybood oo uu ilmuhu afkiisa ku baranayo |
 |
|
| Waa maxay waxani |
 |
| Waa buug aad ugu muhiim ah carruurta yar yar ee soo koraysa ee weliba ku jirta xannaanooyinka iyo
dugsiyada hoose |
 |
|
| CD Film DVD sheeko |
 |
| Waa filim DVD ah oo ka hadlaya khiyaanada in lagu khasaaro. Afka hooyaha ay carruurtu ka baranayso sheekooyinkiisa. |
 |
|
| “Aanadii Negeeye” |
 |
| Sheeko dareen hoose leh oo uu qorey Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd” |
 |
|
| SHEEKO-BARALEY |
 |
| Buuggan Sheeko baraley waa buug aad u qiimo badan oo ay ku dhan yihiin sheekooyin, hal xiraalayaal iyo xikmado. |
 |
|
| Kobciyaha koowaad |
 |
| Kobciyaha Koowaad waa qoraal loogu talogalay marxaladda waxbarashada bilawga ah. |
 |
|
| Diiwaanka X Maansada |
 |
| Diiwaanka xiddigaha maansada. Buuggan Diiwaanka Xiddigaha Maansada oo uu diyaariyey
C/qaadir Nuur Xuseen (Maax) |
 |
|
| MURTI IYO SHEEKOOYIN |
 |
| Buuggani waa buug ah waxbarashada looguna talogalay ardayda dugsiyada dhexe. gaar ahaan fasallada 7-9aad |
 |
|
| MAHURAAN |
 |
| Waa buug waxbarasho oo loogu talo galay ardayda dugsiyada dhexe iyo sare.
|
 |
|
| Kordhi A Akhriska |
 |
| 16. INCREASE YOUR POWER OF READING THE MOTHER TONGUE |
 |
|
| A H Baro oo ku barba |
 |
| 4. THE BOOK ON HOW TO LEARN AND GROW WHIT THE MOTHER TONGUES. |
 |
|
| Tubta waxbarashada |
 |
| THE MODE OF EDUCATION. |
 |
|
| BTJ da oo midab ah |
 |
| SOMALI LANGUAGE ALPHABETS WHIT COLOURS |
 |
|
| Dalagga iyo duunyada |
 |
| FARMING AND ANIMAL READING |
 |
|
| A H iyo Aqoonya Guud |
 |
| BOOK ON THE MOTHER TONGUE AND GENERAL KNOWLEDGE |
 |
|
| Qorista &akhriska |
 |
| THE BOOK OF WRITING AND READING THE MOTHER TONGUE |
 |
|
| Feegarka iyo farta |
 |
| BOOK OF PRACTICE AND HOW LEARN WRITING |
 |
|
| Caqiidada Islaamka |
 |
| Waa buug aad lloga shaqeeyey looguna talo galay ardayda yar yar |
 |
|
| Dad qalato & q ismar |
 |
| BOOK ON HUMAN LATER (BUTCHES) AND HOW TO WRITE AND READ.
The book on human eater and how to read and write is a story book |
 |
|
| BURANBUR S WOMAn |
 |
| THE BURANBUR SOMALI WOMAN TRADITIONAL SONG (LITERATURE). |
 |
|
|
|
|
|