AKHRI WARARKA SAFXADA
Dhagayso Hees ka mid ah CDga Hooyo Macaan
 
C D yada oo noocyo badan ah
Diinta
Suugaanta
Sheekooyinka
Waxbarashada
Username
Password
 
 
Qaybtan waxaa iska leh Maamulka.
 
LIISKA BUUGAAGTA OO DHAN
Liiska 2006 halkan ka qaado(Guji)
 
NALA SOO XIRIIR
yussuf35@hotmail.com
Tel: 004687959217
mobil: 0737618510
 
 
1 Wargeyska Maanta
2 BBC Somali
3 waxbarasho
4 Qoraaga Somali land
5 Somali Pen
6 Halkan ku sax qoraalkaaga
7 Hooyga aqoonta Aftahan
IFTIINKA-AQOONTA

IFTIINKA AQOONTA
Omhassan bokförlag iyo Somaliska kultur och författar organisation (ururka qorayaashu) Waxa ay kuu soo ban dhigayaan buugaag iyo qalab kala duwan oo iskugu jira buugaagta waxbarashada, dhaqanka, suugaanta, diinta, iyo culuumaha kala duwan oo nooc walba leh sida:taariikhda, jugraafiga, sayniska iyo kuwo kale oo kala duwan. Intaa waxa kuu dheer CD yo noocyo kala duwan iskugu jira oo ay ka mid yihiin heesaha waxbarashada, Cdyada kompiuterka oo waxbarasho ah iyo kuwo filimmo ah.
Haddaba waxa aad kala xidhiidhi kartaa oo aad qalabkan oo dhan ka heli kartaa cinwaannada hoos ku qoran.
www.iftiinka-aqoonta.com.

Liiska buugaagta oo dhan halkan ka arag(Guji)

English:
The light of knowledge would like to present to you books and other materials which are audiovisual, which have significant valve and which contribute (assists) in learning the Somali language for a student who live abroad and for those who live in their country. Both the director of this page of the knowledge is Mr. Yussuf Hassan.

I am a writer who writes in Somali language books intended for Somali children, I also write children's story books, and for young people and for adults, my profession being a teacher i have seen the needs of the students for books, I wrote many educational books and also other books. I own an agency that prints books, who at the same time buys breaks written in Somali language and also in general.

Books in the languages spoken in east Africa, such as Amharic, Oromo, Afar and Swahili there fore, we have now 100 books with titles. Most of them are written in Somali, and they combine of stories science language history. Culture and many other issues or materials, so have a look on these books and if you are interested we can send them to you.

We can send them to you for every purchase that is over 20 books. We shall give you a discount of 20 %. We are looking forward for a good working relationship Omhassan books for long (Om Hassan publisher) Yussuf Hassan.
WARARKA SAFXADA EE UGUDANBEEYAY.
AKHRI WARARKA SAFXADA
Halkan waxaad kahelaysaa warar kusaabsan waxbarashada, adigoo kadhiibankara rayigaaga.
QALABKA
CD Film KHiyaanoole
Waa filim DVD ah oo ka hadlaya khiyaanada in lagu khasaaro.
CDga Hooyo Macaan
CDgan hooyo macaan waxa loogu talo galay ardayda dugsiyada.
CD Haasaha Carruurta
CDgan Balanbaalis waxa loogu talo galy carruurta Soomaaliyeed ee yaryar.
CD PC oo muhiim ah
CD PC aad u muhiim ah oo ay ku dhan yihiin toban qaybood oo uu ilmuhu afkiisa ku baranayo
CD Film DVD sheeko
Waa filim DVD ah oo ka hadlaya khiyaanada in lagu khasaaro. Afka hooyaha ay carruurtu ka baranayso sheekooyinkiisa.