AKHRI WARARKA SAFXADA
Dhagayso Hees ka mid ah CDga Hooyo Macaan
 
C D yada oo noocyo badan ah
Diinta
Suugaanta
Sheekooyinka
Waxbarashada
Username
Password
 
 
Qaybtan waxaa iska leh Maamulka.
 
LIISKA BUUGAAGTA OO DHAN
Liiska 2006 halkan ka qaado(Guji)
 
NALA SOO XIRIIR
yussuf35@hotmail.com
Tel: 004687959217
mobil: 0737618510
 
 
1 Wargeyska Maanta
2 BBC Somali
3 waxbarasho
4 Qoraaga Somali land
5 Somali Pen
6 Halkan ku sax qoraalkaaga
7 Hooyga aqoonta Aftahan
IFTIINKA-AQOONTA

IFTIINKA AQOONTA
Omhassan bokförlag iyo Somaliska kultur och författar organisation (ururka qorayaashu) Waxa ay kuu soo ban dhigayaan buugaag iyo qalab kala duwan oo iskugu jira buugaagta waxbarashada, dhaqanka, suugaanta, diinta, iyo culuumaha kala duwan oo nooc walba leh sida:taariikhda, jugraafiga, sayniska iyo kuwo kale oo kala duwan. Intaa waxa kuu dheer CD yo noocyo kala duwan iskugu jira oo ay ka mid yihiin heesaha waxbarashada, Cdyada kompiuterka oo waxbarasho ah iyo kuwo filimmo ah.
Haddaba waxa aad kala xidhiidhi kartaa oo aad qalabkan oo dhan ka heli kartaa cinwaannada hoos ku qoran.
www.iftiinka-aqoonta.com.

Liiska buugaagta oo dhan halkan ka arag(Guji)

English:
The light of knowledge would like to present to you books and other materials which are audiovisual, which have significant valve and which contribute (assists) in learning the Somali language for a student who live abroad and for those who live in their country. Both the director of this page of the knowledge is Mr. Yussuf Hassan.

I am a writer who writes in Somali language books intended for Somali children, I also write children's story books, and for young people and for adults, my profession being a teacher i have seen the needs of the students for books, I wrote many educational books and also other books. I own an agency that prints books, who at the same time buys breaks written in Somali language and also in general.

Books in the languages spoken in east Africa, such as Amharic, Oromo, Afar and Swahili there fore, we have now 100 books with titles. Most of them are written in Somali, and they combine of stories science language history. Culture and many other issues or materials, so have a look on these books and if you are interested we can send them to you.

We can send them to you for every purchase that is over 20 books. We shall give you a discount of 20 %. We are looking forward for a good working relationship Omhassan books for long (Om Hassan publisher) Yussuf Hassan.
WARARKA SAFXADA EE UGUDANBEEYAY.
AKHRI WARARKA SAFXADA
Halkan waxaad kahelaysaa warar kusaabsan waxbarashada, adigoo kadhiibankara rayigaaga.
QALABKA
Hal kaga dayo
Buuggan hal kaga dayo waa buug aad wax uga tari doona hiigsashada iyo hanka
Dhibkii dheef baa ka
Dhibkii dheef baa ka danbaysay waa buug cusub oo sheekooyin ah
Gurxan iyo Gabarey
Gurxan iyo Gabareeymaanyo Waa buug cusub
Socdaalkii dheeraa
Waa buug ku saabsan wiil dhallinyaro ah, oo deggenaa magaalada Berbera.
Taxanaha Taariikhda
Buugga Taxanihi Taatiikhda Soo. jiska kowaad wuxu ka hadlayaa Taariikhdi Soomaaliyeed ee soo jireenka ahayd laga soo bilaabo inti qoraal iyo afba lagu xuso 8000 sano ilaa 1960.
Goobjooge
Buuggan waxaa lagaga sheekaynayaa, dhacdo xus mudan oo soo martay qaybo ka mid ah bulshada soomaaliyeed
Suunbaartii Sixirka
Suunbaartii sixirku waa buug sheeko ah oo laga soo turjumay qiso aad u qiimo badan oo Swedish ah
HILIN HAYAAN
Diiwaanka Hilin Hayaan Abwaan Cabdi Muxumad Amiin
Dilaagii da´da yaraa
Buuggan dilaagii da´da yaraa oo ah buuga ka sheekaynaya ama ka warramaya dagaalkii is dabar jarka ahaa ee ummadda Soomaaliyeed.
KHiyaanoole wuu khas
Khiyaanoole wuu khasaara BOOK OF CHEERING ENDS IN FAILURE.
Horor iyo Kalgacal
Horor iyo kalgacak.This is a historical love book which has sweet very stories, it properly narrates the love and Somali culture.
“Aanadii Negeeye”
Sheeko dareen hoose leh oo uu qorey Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”
SHEEKO-BARALEY
Buuggan Sheeko baraley waa buug aad u qiimo badan oo ay ku dhan yihiin sheekooyin, hal xiraalayaal iyo xikmado.
Dad qalato & q ismar
BOOK ON HUMAN LATER (BUTCHES) AND HOW TO WRITE AND READ. The book on human eater and how to read and write is a story book