| IFTIINKA-AQOONTA |
 |
IFTIINKA AQOONTA
Omhassan bokförlag iyo Somaliska kultur och författar organisation (ururka qorayaashu) Waxa ay kuu soo ban dhigayaan buugaag iyo qalab kala duwan oo iskugu jira buugaagta waxbarashada, dhaqanka, suugaanta, diinta, iyo culuumaha kala duwan oo nooc walba leh sida:taariikhda, jugraafiga, sayniska iyo kuwo kale oo kala duwan. Intaa waxa kuu dheer CD yo noocyo kala duwan iskugu jira oo ay ka mid yihiin heesaha waxbarashada, Cdyada kompiuterka oo waxbarasho ah iyo kuwo filimmo ah.
Haddaba waxa aad kala xidhiidhi kartaa oo aad qalabkan oo dhan ka heli kartaa cinwaannada hoos ku qoran.
www.iftiinka-aqoonta.com. |
Liiska buugaagta oo dhan halkan ka arag(Guji)
English:
The light of knowledge would like to present to you books and other materials which are audiovisual, which have significant valve and which contribute (assists) in learning the Somali language for a student who live abroad and for those who live in their country. Both the director of this page of the knowledge is Mr. Yussuf Hassan.
I am a writer who writes in Somali language books intended for Somali children, I also write children's story books, and for young people and for adults, my profession being a teacher i have seen the needs of the students for books, I wrote many educational books and also other books. I own an agency that prints books, who at the same time buys breaks written in Somali language and also in general.
Books in the languages spoken in east Africa, such as Amharic, Oromo, Afar and Swahili there fore, we have now 100 books with titles. Most of them are written in Somali, and they combine of stories science language history. Culture and many other issues or materials, so have a look on these books and if you are interested we can send them to you.
We can send them to you for every purchase that is over 20 books. We shall give you a discount of 20 %. We are looking forward for a good working relationship Omhassan books for long (Om Hassan publisher) Yussuf Hassan. |
|
|
| WARARKA SAFXADA EE UGUDANBEEYAY.
|
AKHRI WARARKA SAFXADA |
| Halkan waxaad kahelaysaa warar kusaabsan waxbarashada, adigoo kadhiibankara rayigaaga. |
|
| QALABKA |
|
| Hilinka Habboon |
 |
| Buuggan Hilinka habboon waa buug loogu talo galay ardayda dugsiga sare ee fasalka koowaad |
 |
|
| Abtiriska Soomaaliga |
 |
| Buugga Abtirsiga Afka Soomaaliga Buuggan waxa qoray Qoraa Caliqey Muxumed Nuur |
 |
|
| Aflax oo edab ku dar |
 |
| Aflax oo edabna ku dar waa buug waxbarasho ah kana hadlaya aqoonta waxbarashada dugsiyada |
 |
|
| Taariikhda bulshada |
 |
| Taariikha iyo luqadda bulshada Soomaaliyeed |
 |
|
| Kobciyaha Afka hooyo |
 |
| Kobciyaha afka hooyo waa buug loogu talogalay ardayda fasalka 4-5aad |
 |
|
| Barbaariye |
 |
| Barbaariye waa buu waxbarasho oo ah buug
dugsiyada hoose 2-3aad |
 |
|
| Tubta w barbaarinta |
 |
| Buuggan Tubta Waxbarashada iyo barbaarinta ilmaha, waxa loogu tala galay in ilmuhu ku bartaan afkooda hooyo, |
 |
|
| Buugga qorista |
 |
| Buuga qorista iyo akhriska ee afka hooyo oo daabacaaddii shanaad ah
taas oo aad wax looga beddeley. |
 |
|
| SwedisSomali lexikon |
 |
| Qaamuus Svenska somaliska lexikon Qaamuuskan oo aad ugu muhiim ah ardeyda iyo barayaashaba |
 |
|
| Motsatser / Lidka er |
 |
| Motsatser / Ereyo isku lid ah, waa buug aad ugu muhiim ah carruurta yar yar ee xannaanooyinka iyo dugsiyada hoose. |
 |
|
| Higgaadda iyo Heesah |
 |
| Buuggan Higgaadda iyo heesaha(book was prepared for the beginners students specially grade). |
 |
|
| Taariikhdu waa maguu |
 |
| Taariikhdu waa maguuran waa buug ka hadlaya taar-iikhda geeska afrika gaar ahaan tanSoomaaliya. |
 |
|
| Waa maxay waxani |
 |
| Waa buug aad ugu muhiim ah carruurta yar yar ee soo koraysa ee weliba ku jirta xannaanooyinka iyo
dugsiyada hoose |
 |
|
| Kobciyaha koowaad |
 |
| Kobciyaha Koowaad waa qoraal loogu talogalay marxaladda waxbarashada bilawga ah. |
 |
|
| MURTI IYO SHEEKOOYIN |
 |
| Buuggani waa buug ah waxbarashada looguna talogalay ardayda dugsiyada dhexe. gaar ahaan fasallada 7-9aad |
 |
|
| MAHURAAN |
 |
| Waa buug waxbarasho oo loogu talo galay ardayda dugsiyada dhexe iyo sare.
|
 |
|
| Kordhi A Akhriska |
 |
| 16. INCREASE YOUR POWER OF READING THE MOTHER TONGUE |
 |
|
| A H Baro oo ku barba |
 |
| 4. THE BOOK ON HOW TO LEARN AND GROW WHIT THE MOTHER TONGUES. |
 |
|
| Tubta waxbarashada |
 |
| THE MODE OF EDUCATION. |
 |
|
| BTJ da oo midab ah |
 |
| SOMALI LANGUAGE ALPHABETS WHIT COLOURS |
 |
|
| Dalagga iyo duunyada |
 |
| FARMING AND ANIMAL READING |
 |
|
| A H iyo Aqoonya Guud |
 |
| BOOK ON THE MOTHER TONGUE AND GENERAL KNOWLEDGE |
 |
|
| Qorista &akhriska |
 |
| THE BOOK OF WRITING AND READING THE MOTHER TONGUE |
 |
|
| Feegarka iyo farta |
 |
| BOOK OF PRACTICE AND HOW LEARN WRITING |
 |
|
|
|
|
|