AKHRI WARARKA SAFXADA
Dhagayso Hees ka mid ah CDga Hooyo Macaan
 
C D yada oo noocyo badan ah
Diinta
Suugaanta
Sheekooyinka
Waxbarashada
Username
Password
 
 
Qaybtan waxaa iska leh Maamulka.
 
LIISKA BUUGAAGTA OO DHAN
Liiska 2006 halkan ka qaado(Guji)
 
NALA SOO XIRIIR
yussuf35@hotmail.com
Tel: 004687959217
mobil: 0737618510
 
 
1 Wargeyska Maanta
2 BBC Somali
3 waxbarasho
4 Qoraaga Somali land
5 Somali Pen
6 Halkan ku sax qoraalkaaga
7 Hooyga aqoonta Aftahan
IFTIINKA-AQOONTA

IFTIINKA AQOONTA
Omhassan bokförlag iyo Somaliska kultur och författar organisation (ururka qorayaashu) Waxa ay kuu soo ban dhigayaan buugaag iyo qalab kala duwan oo iskugu jira buugaagta waxbarashada, dhaqanka, suugaanta, diinta, iyo culuumaha kala duwan oo nooc walba leh sida:taariikhda, jugraafiga, sayniska iyo kuwo kale oo kala duwan. Intaa waxa kuu dheer CD yo noocyo kala duwan iskugu jira oo ay ka mid yihiin heesaha waxbarashada, Cdyada kompiuterka oo waxbarasho ah iyo kuwo filimmo ah.
Haddaba waxa aad kala xidhiidhi kartaa oo aad qalabkan oo dhan ka heli kartaa cinwaannada hoos ku qoran.
www.iftiinka-aqoonta.com.

Liiska buugaagta oo dhan halkan ka arag(Guji)

English:
The light of knowledge would like to present to you books and other materials which are audiovisual, which have significant valve and which contribute (assists) in learning the Somali language for a student who live abroad and for those who live in their country. Both the director of this page of the knowledge is Mr. Yussuf Hassan.

I am a writer who writes in Somali language books intended for Somali children, I also write children's story books, and for young people and for adults, my profession being a teacher i have seen the needs of the students for books, I wrote many educational books and also other books. I own an agency that prints books, who at the same time buys breaks written in Somali language and also in general.

Books in the languages spoken in east Africa, such as Amharic, Oromo, Afar and Swahili there fore, we have now 100 books with titles. Most of them are written in Somali, and they combine of stories science language history. Culture and many other issues or materials, so have a look on these books and if you are interested we can send them to you.

We can send them to you for every purchase that is over 20 books. We shall give you a discount of 20 %. We are looking forward for a good working relationship Omhassan books for long (Om Hassan publisher) Yussuf Hassan.
WARARKA SAFXADA EE UGUDANBEEYAY.
AKHRI WARARKA SAFXADA
Halkan waxaad kahelaysaa warar kusaabsan waxbarashada, adigoo kadhiibankara rayigaaga.
QALABKA
Hilinka Habboon
Buuggan Hilinka habboon waa buug loogu talo galay ardayda dugsiga sare ee fasalka koowaad
Abtiriska Soomaaliga
Buugga Abtirsiga Afka Soomaaliga Buuggan waxa qoray Qoraa Caliqey Muxumed Nuur
Aflax oo edab ku dar
Aflax oo edabna ku dar waa buug waxbarasho ah kana hadlaya aqoonta waxbarashada dugsiyada
Taariikhda bulshada
Taariikha iyo luqadda bulshada Soomaaliyeed
Xamar Caddey A Said
Buug ka hadlaya suugaanta qiimaha badan ee Haweenka Soomaaliyeed waa buraambur´e
Hal kaga dayo
Buuggan hal kaga dayo waa buug aad wax uga tari doona hiigsashada iyo hanka
Baro oo ku barbaari
Buuggan baro oo ku barbaari waa buug cusub oo ka hadlaya habka barbaarinta ilmaha
Kobciyaha Afka hooyo
Kobciyaha afka hooyo waa buug loogu talogalay ardayda fasalka 4-5aad
Barbaariye
Barbaariye waa buu waxbarasho oo ah buug dugsiyada hoose 2-3aad
Dhibkii dheef baa ka
Dhibkii dheef baa ka danbaysay waa buug cusub oo sheekooyin ah
Gurxan iyo Gabarey
Gurxan iyo Gabareeymaanyo Waa buug cusub
Socdaalkii dheeraa
Waa buug ku saabsan wiil dhallinyaro ah, oo deggenaa magaalada Berbera.
CD Film KHiyaanoole
Waa filim DVD ah oo ka hadlaya khiyaanada in lagu khasaaro.
CDga Hooyo Macaan
CDgan hooyo macaan waxa loogu talo galay ardayda dugsiyada.
CD Haasaha Carruurta
CDgan Balanbaalis waxa loogu talo galy carruurta Soomaaliyeed ee yaryar.
Geel waa magool xool
Buuggan Geel waa magool xoolaad, wuxu ka hadlayaa suugaanta geela laga curiyey oo la hubu in geelu yahay kan suugaanta ugu faraha badan
Tubta w barbaarinta
Buuggan Tubta Waxbarashada iyo barbaarinta ilmaha, waxa loogu tala galay in ilmuhu ku bartaan afkooda hooyo,
Taxanaha Taariikhda
Buugga Taxanihi Taatiikhda Soo. jiska kowaad wuxu ka hadlayaa Taariikhdi Soomaaliyeed ee soo jireenka ahayd laga soo bilaabo inti qoraal iyo afba lagu xuso 8000 sano ilaa 1960.
Ila qosol
Buuggan Ila qosol waa buug ay ku dhan yihii arrimo badan oo ku farxad gelinaya, dhan walba. Xusuus ama qosol iyo farxad.
Goobjooge
Buuggan waxaa lagaga sheekaynayaa, dhacdo xus mudan oo soo martay qaybo ka mid ah bulshada soomaaliyeed
Diiwaankii Timacadde
Waa maansadii abwaan Cabdillaahi Suldaan Maxamed "Timacadde" oo uu soo ururiyey,
Guri waa haween
Qoraaga ayaa yidhi Guri Waa Haween wax buu ku biirin karayaa oo kuma qadi doono,
Buugga qorista
Buuga qorista iyo akhriska ee afka hooyo oo daabacaaddii shanaad ah taas oo aad wax looga beddeley.
Suunbaartii Sixirka
Suunbaartii sixirku waa buug sheeko ah oo laga soo turjumay qiso aad u qiimo badan oo Swedish ah
SwedisSomali lexikon
Qaamuus Svenska somaliska lexikon Qaamuuskan oo aad ugu muhiim ah ardeyda iyo barayaashaba
Caruurta Bar Salaada
AAN BARANO SALAADA WAA DVD CARUURTU KABARANAYSO SALAADA IYO WEYSADA.
HILIN HAYAAN
Diiwaanka Hilin Hayaan Abwaan Cabdi Muxumad Amiin
Dilaagii da´da yaraa
Buuggan dilaagii da´da yaraa oo ah buuga ka sheekaynaya ama ka warramaya dagaalkii is dabar jarka ahaa ee ummadda Soomaaliyeed.
SAAB XIDH
Saab xidh waa buug suugaan ah. U fajaaso beeraha fad baa soo fanqoosadaye
Motsatser / Lidka er
Motsatser / Ereyo isku lid ah, waa buug aad ugu muhiim ah carruurta yar yar ee xannaanooyinka iyo dugsiyada hoose.
KHiyaanoole wuu khas
Khiyaanoole wuu khasaara BOOK OF CHEERING ENDS IN FAILURE.
Higgaadda iyo Heesah
Buuggan Higgaadda iyo heesaha(book was prepared for the beginners students specially grade).
Taariikhdu waa maguu
Taariikhdu waa maguuran waa buug ka hadlaya taar-iikhda geeska afrika gaar ahaan tanSoomaaliya.
Tabaalada Tubaakada
Tabaalada tubaakada (The wickedness of tobacco)
Horor iyo Kalgacal
Horor iyo kalgacak.This is a historical love book which has sweet very stories, it properly narrates the love and Somali culture.
CD PC oo muhiim ah
CD PC aad u muhiim ah oo ay ku dhan yihiin toban qaybood oo uu ilmuhu afkiisa ku baranayo
Waa maxay waxani
Waa buug aad ugu muhiim ah carruurta yar yar ee soo koraysa ee weliba ku jirta xannaanooyinka iyo dugsiyada hoose
CD Film DVD sheeko
Waa filim DVD ah oo ka hadlaya khiyaanada in lagu khasaaro. Afka hooyaha ay carruurtu ka baranayso sheekooyinkiisa.
“Aanadii Negeeye”
Sheeko dareen hoose leh oo uu qorey Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”
SHEEKO-BARALEY
Buuggan Sheeko baraley waa buug aad u qiimo badan oo ay ku dhan yihiin sheekooyin, hal xiraalayaal iyo xikmado.
Kobciyaha koowaad
Kobciyaha Koowaad waa qoraal loogu talogalay marxaladda waxbarashada bilawga ah.
Diiwaanka X Maansada
Diiwaanka xiddigaha maansada. Buuggan Diiwaanka Xiddigaha Maansada oo uu diyaariyey C/qaadir Nuur Xuseen (Maax)
MURTI IYO SHEEKOOYIN
Buuggani waa buug ah waxbarashada looguna talogalay ardayda dugsiyada dhexe. gaar ahaan fasallada 7-9aad
MAHURAAN
Waa buug waxbarasho oo loogu talo galay ardayda dugsiyada dhexe iyo sare.
Kordhi A Akhriska
16. INCREASE YOUR POWER OF READING THE MOTHER TONGUE
A H Baro oo ku barba
4. THE BOOK ON HOW TO LEARN AND GROW WHIT THE MOTHER TONGUES.
Tubta waxbarashada
THE MODE OF EDUCATION.
BTJ da oo midab ah
SOMALI LANGUAGE ALPHABETS WHIT COLOURS
Dalagga iyo duunyada
FARMING AND ANIMAL READING
A H iyo Aqoonya Guud
BOOK ON THE MOTHER TONGUE AND GENERAL KNOWLEDGE
Qorista &akhriska
THE BOOK OF WRITING AND READING THE MOTHER TONGUE
Feegarka iyo farta
BOOK OF PRACTICE AND HOW LEARN WRITING
Caqiidada Islaamka
Waa buug aad lloga shaqeeyey looguna talo galay ardayda yar yar
Dad qalato & q ismar
BOOK ON HUMAN LATER (BUTCHES) AND HOW TO WRITE AND READ. The book on human eater and how to read and write is a story book
BURANBUR S WOMAn
THE BURANBUR SOMALI WOMAN TRADITIONAL SONG (LITERATURE).